ABWAAN DHOODAN WAAHAL ABUUR AANSAHLANAYN dhoodan wuxuukudhashan dawlad deeganka soomali galbeed sanadkii 194tameeyadii wuxuu aha abwaanku niin afgaaban oo anhadalbadnaayn sida lasheegay wuxuukadhashay qooys xoolo dhaqato ah geel iyo ariba markuu barbaarayba wuxuu kamid noqday dhalinyaradii kasoo horjeensatay xukunkii gumaystaha ahaa ee itoobiya jamhada dhalinyarada waxa lagumagacaabi jiray jamhada xoraynta ogaadeniya ama onnelef wuxuu wakhtigu saa ahadaba waxaa curatay dawladii soomaliyeed kacaanka wuxuu abwaanku kamidnoqday askartii soomaliyeed ee dawlada oo uu karabay garab siloola dagaalamo itoobiya oo diriri kadhaxaysay mudo haduu jogay soomaliya garabkuu rabayna umuuqan wayay wuxu doorbiday inuu jamhadiisi iskaga laabto kadibna sidaau kusootahay oojamhadii markale kagamid noqday abwaanku wuxuu wakhtigu saa ahadaba waxaa lasameeyay oo ay samaysay itoobayi dawladii jilalka kadibna abwaanku wusooxarooday hadaba aan gabayadiisi midkasooqadano bal inaynu garano ninka uuyahay abwaandhoodan) AAN UGALNO GABAYGA OOUU UGAHADLAY GUMAYSIGA IYO DHIBAATOOYINKA LAGADHAXLO IYO SIDALAYSAGA ILAALIYO)soomalidan dhiidhiyay dhaxamaqashiiyay dhankastaba hajooje dadkaan dhiirigalinaynay dadkan dhiiga hoosi qalbiga wada dhalaansinayruntiilo dhakaabi dadkan dhabada usheegnay dharar io habeen qayladan kuru dhawaaqaynay ujeedada dhankiloowateya iskadhaadhiciyay intadhinac marsani wakuwan garashadheerayne caqligayka dhawacanyihin wana shaydhabahe dhandhamo baswaxa kadhigay dhuuni racnimae ragiise abayaashendhalay base dhafayh hadalway ) intaa walagugarkara gabayga oodhamastiran io taarikhda latiriyayba dib ayankasoo dhamaystiri doona inshaa allah
0 Comments